nuglow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-laaday, -laatay)Ku n.: cid wax u dabacsan noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuglow ↴
baraqnuglow
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
Baraqnugul noqosho.
beernuglow
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qof raxmad badan noqosho.
dhegannuglow
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
U dh.: qof waxa la faro si sahlan u qaata noqosho.
nuglaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg nuglow. 2. ld nuglaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg