nur
(m.l)

1. Xilli roobku da'o. 2. Daaq waxtar leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nur

xagaa
[m.l] (-aayo, m.dh)

1. Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa-gaay.

carrasan
[m.l]

Dhul saac iyo nur leh oo aan qaniin lahayn.

gu'
[m.l]

1. Afarta nur oo sanadu u qeybsanto midkood: wuxuu u dhexeeyaa diraacda (jiilaal) iyo xagaaga, waana xilli roob. 2. 12-bilood; sano.

sooddoog
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)

Jiilaal dheer ama abaar waxyeeladeed nur da'ay kaga soo kabasho. ld soodoog.

waqti
[m.l] (-iyo, m.dh)

1. Waa; goor; jeer; shin; ammin. 2. Xilli; nur. ld wakhti.

xilli
[m.l] (-iyo, m.dh)

1. Waqti; goor; ammin. 2. Nur.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg