Gu'

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Afarta nur oo sanadu u qeybsanto midkood: wuxuu u dhexeeyaa diraacda (jiilaal) iyo xagaaga, waana xilli roob. 2. 12-bilood; sano.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gu'

cawlikudhashay | ceelkaggeeye | celcelis | dirir | fil | fushade | gu' | gu'rin | gusoore | gu'soore |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg