Nus

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; bar. Tus. “N. kiilo bariis ah”.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nus

ununush | afcaan | aqlabiyad | bar | gunuunus | gunuunus | gunuunusid | isdhin | isdhin | iskubaano |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg