Qabow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kuleyl la'aan. 2. Q. ah: wax aan kululeyn.
Qabow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)1. Wax heerkulkiisu hooseeyo noqosho. 2. Qof xasilan noqosho.
Qabow
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-boobaa, -boobayd)1. Wax heerkulkiisu hooseeyo ahaansho. 2. Qof xasilan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabow ↴
aagga-qabow | uumibiyood | xaasaanqabow | yal | yalanyalxo | baarid | baraf | barqaqabow | basalt | cadar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg