Qadaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Madaxa docdiisa dambe; jeego.


Qadaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qadaad

dawaad | jeego | jidir | maddaad | maskaxyaro | qadaadan | qadaadid | qadaadnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg