Qaddar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar².

Qaddar

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

(dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar¹ (5).

Qaddar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax ahaysiin (Ilaah).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaddar

aabayeel | aabayeel | aabee | ayodhiin | ciid | ciid | codo | codsi | codso | darajee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg