Qado

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Cunnada harki la cuno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qado

dharaar | dharaarad | dharaari | dibjiryo | farakalabbixid | harimo | qabatoon | qadaysii | qadi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg