qafilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax qafil ku xiranyahay ahaansho. ld qufulan, qunfulan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qafilan ↴
taangi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Weel bir ah oo baabuurta ku rakiban oo biyaha, baasiinka iwm lagu shubo. 2. Nooc baabuurta qafilan ee dagaalka ka mid ah.
dabbaabad [m.dh] (-do, m.l/-baad, m.dh)
Baabuur qafilan xabbadda candiga ahi aanay karin oo lagu dagaallamo.
dhooli [m.dh] (-iyo, m.l)
1. Sariir yar oo dadka buka ama dhaawaca ah lagu qaado; wasaasin. 2. Baabuur qafilan oo dad jirran ama dhaawaca ah lagu qaado.
qafilnaan [m.f.dh]
eeg qafilan. ld qafilnaansho, qufulnaan, qufulnaansho, qunfulnaan.
qufulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld qafilan.
qunfulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld qafilan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg