Qanjidh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dho, m.l)(c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku wuxuu noqon karaa mid weyn, tusaale ahaan: beerka, ama wuxuu noqon karaa mid yar; qanjidh dhidid. ld qanjir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjidh ↴
ebinefiriin | ibitiiliyam | unug-dareen-dhaqaaq | baankariis | candhuuf | dheecaan-gaastarig | dub | endoorfiino | habdhis-dareen-wade | laba-iyo-tobanle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg