Qaraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Dhadhan aan macaanayn. 2. Go'aan. 3. Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.
Qaraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)(taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
Qaraar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Cid wax ay haysato ka masayrid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraar ↴
maaleeyo | naatariyam-koloraydh | ashqaraar | ashqaraar | ashqaraari | ashqaraarid | ashqaraarin | bayaan | burgaanti | dacaree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg