Qaras

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno. 2. Hadal badan oo xun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaras

burgaanti | cabbane | caliqabsade | dacar | dacarbax | dacarbax | dacarbixi | dacarfaal | dacarfaal | dallaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg