Qaraw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hadal iyadoo la hurdo lagu hadlo.

Qaraw

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rway, -rawday; -rwi)

1. Riyo dhexdeed hadal la maqlayo ku dhawaaqid. 2. Xanuun la tarsaasiyid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraw

alalad | baal | qarow | qarow | qarwid | tarsaasi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg