qarow
(m.l)

ld qaraw¹.

qarow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

ld qaraw².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarow

calwasaad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow. 2. ld calwasaadid.

cantalaal [m.l]
1. Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow. 2. ld cantalaalid.

dhadhab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow. 2. ld dhadhalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg