Qarax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Shanqar xoog leh oo ka dhalata walxaha marka ay kulayl dareemaan ama wax kale saameeyaan. 2. Q. ah: cunto aan iidaan lahayn. 3. Q. ah: dhul oomane ah oo aan biyo lahayn. 4. Q. ah: hadal aan murti ku dheehnayn.
Qarax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rxay, -raxday; -rxi)Wax, qarax sameyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarax ↴
ammaan | baaruud | bug | folkaano | hanqar | hansad | il-kulul | qarxi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg