Qare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh. 2. Miraha geedka qaraha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qare ↴
canyayuus | jabso | jeexo | qarayn | qaredameer | qareduur | qaree | qareemid | qareen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg