Jeexo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meel godan oo biyo mareen ah. ld jeex¹ (2).
Jeexo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)Wax cad ka dillaacsasho (maro, qare, maqaar iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeexo ↴
dacal | dhufays | jeex | jeexane | jeexasho | maddan | tolan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg