Saluug
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qawadidda qof wax la siiyey ka qawado.
Saluug
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Qof wax la siiyey ka qawadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saluug ↴
biyaddiid | iimaanyoog | masuugsan | qamiic | qamiicsan | qawad | qawad | qawadsan | quurso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg