Qayax
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. Q. ah: wax aan qarsoonayn oo si wanaagsan loogu wada jeedo. 2. Wax sida badar, geed iwm oo diirka laga qaaday. 3. Laf hilibkii laga guray.
Qayax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -yixi)1. Wax diirka sare ka qaadid. 2. Laf hilib ka gurid. 3. Si wanaagsan wax u sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayax ↴
gacansayr | qayaxan | qayaxan | qayaxmid | qayaxnaan | qayaxnaansho | qayixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg