Qayil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cunidda qaadka.
Qayil
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay; -yli)Qaad cunid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayil ↴
barjo | qayilaad | qayilid | qayilsan | qayilsanaan | qayilsanaansho | qayilsii | qayilsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg