Qiiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Q. isku qarin: hargalulid (qof), iska yeelyeelid (qof). 2. ld qaac¹.

Qiiq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

ld qaac².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiiq

jaawe | qaac | qaac | qaaci | qaacid | uumibax | uumibiyood | uuro | buuri | ciiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg