Qiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad. ld qaro.

Qiro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Qof fal in uu sameeyey caddeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiro

jaafi | xalleef | jiingad | jinaad | jurmi | qarad | qaro | qirasho | qiree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg