Qodan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Dhul wax la qoday noqosho.

Qodan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

1. Dhul, meel iwm wax la qoday ahaansho. 2. Beer wax la falay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qodan

hog | huyuumas | labadulleysan | qanjir-bituwitary | qodmid | qodnaan | qow-weyn | sagax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg