Qoob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee qanjaafaha leh. 2. Anqow. 3. Taakada kabaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoob

nacaal | raaf | asqoobid | balaqoobid | barwaaqoobid | calyoceshade | daaqcune | daaruqoobid | dhaad | dhaadan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg