Qoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ooman, m.l)Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.
Qoon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cudur, dhibaato. 2. (-oomo, m.l) Dhaawac; nabar.
Qoon
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)1. Cid dhaawac gaarsiin. 2. Cid dhibaato gayeysiin.
Qoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nmay, -nantay)Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoon ↴
gaadala-aqoon | gaaggax | nabar | yah | ammiir | aqoon | aqoon farsamo | aqoonbaaris | aqoon-beereed | aqoondaran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg