Qoy

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-yay, -yday)

Wax qoyaan gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoy

laabqoyan | laabqoyan | laabqoyanaan | laabqoyanaansho | laandhici | qaajeer | raafdillaac | raas | xab | yarad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg