Qur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Naf; ruux. 2. Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin. Tus. “Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qur

aakhir | ba | u | ubax | ha | daabac | daabacan | ka | ma | na |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg