Qurun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld qurmuun¹.
Qurun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -runtay; -rmi)Wax in muddo ah meel yaalay ur xun yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurun ↴
daacaqurun | daacaqurun | uf | ur | baqti | dhoqor | huyuumas | moobah | qurmi | qurmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg