Rafo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

1. Nafley xanuun dartii la galgalasho. 2. Arrin ka libkeeni-deed dadaal badan u sameyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rafo

arrafo | barafoobid | barafow | barbarafow | carrafo | farafootamid | farafootan | farafootan | maggarafoon | maykarafoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg