Raran
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Ciid kulul.
Raran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)Gaadiid wax culaab la saaray noqosho.
Raran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Gaadiid wax culaab la saaray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raran ↴
taar | taaro | baarfuran | bararan | basalt | buub | cabbaar | callaal | dibiyeysan | dube |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

