Rasmi
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. R. ah: wax dhab ah. Tus. “War r. ah baa la ii soo sheegay”. 2. R. ah: wax tayo wanaagsan. Tus. “Saacad r. ah baan soo iibsaday”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rasmi ↴
faafin | ujeeddo | afguri | ansaxin | aqalgal | aqalgal | aqoonsi | asiili | askarmaroodi | baaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg