Ujeeddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Macnaha looga danleeyahay hadal, fal, hadaf iwm. 2. Dulucda qoraal rasmi ah ama dood. ld ulajeeddo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ujeeddo

ulajeeddo | abbaato | af | afmaldah | argaggixisannimo | aydiyolooji | bambax | bambax | baraarujsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg