Rubi

Qaabnaxa: m.l.t Isrogrogga:

Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybshay meeshood; rubuc; waax. Tus. “Waa sagaalkii iyo r.”; “R. kiilo bariis ah”. ld rubac, rubuc.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rubi

waax | beestayn | bilirubiin | biraha-alkaali | caanteyn | ribisaar | ribisaar | ribisaarid | rubisaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg