Safiir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Danjire dalkiisa u jooga dal kale oo shaqo dibolomaasi u haya.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga safiir

danjire | qunsul |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg