Sarrif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay. 2. ld sarrifid.
Sarrif
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Lacag isku taal googo'u dhigma u beddelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarrif ↴
saaq | banki | bawlad | beesad | beni | caanad | caanteyn | doori | doorso | furaley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg