Sarsar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Jeexjeex yaryar oo aan maqaarka dhaafsanayn oo oogada loo yeelo. 2. Oodda reerka dusha uga wareegsan; deyr; meegaar; 3. Dhinac.
Sarsar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qof oogadiisa jeexjeex u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarsar ↴
dalaandal | dalaandal | jafaan | qolqol | sarsarid | tiif | toobin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg