Sawax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)Qaylo dheer.
Sawax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Cid aad u qaylin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sawax ↴
caaci | birikinnaas | biriwax | sawaxan | sawaxid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg