Sawir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta. 2. Qof aan caqli lahayn; nacas.

Sawir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sawir

maab | jaantus | raadiyografi | raani | tabbeello | xaddi leeb | abuudiiq | abuumaqas | abuutufaax | arkiifiyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg