Shacaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

(jool.) Dhadhaabo is haysta, oo ku dhaw dusha biyaha, oo ay suurtoggal tahay in la arko marka hirku gaabanyahay, laakiin sida badan waxaa daboola biyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shacaab

atool | goon | jasiirad-shacaabi | shacaab-dhaliye | shacaab-taxan | xoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg