Shad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

Astaanta muujisa in shibbanuhu uu labalaabanyahay (far-carbeedda).

Shad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Xoogga saaran halkii halbeeg ee bedka walax, sababana in ay walaxdu qaab doorsoonto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shad

laaluushad | aarsashaddoon | baashad | baqshad | baqshadayn | baqshadee | barashada baali-nololeed | barashada badweynada | barashada cilmiyadii hore | barashada foosillada |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg