Shahaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dadaal badan oo tacab loo galo.

Shahaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shahaad

ashahaadasho | ashahaado | ashahaado | doktoor | dokumenti | shahaadid | shahaado | shahaadosuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg