Sharaf

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Magac; xurmo; haybad; maamuus.

Sharaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rfay, -raftay; -rfi)

Qof xurmayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharaf

baabbi'i | jaah | maamuusjab | maamuusjebi | qaafo | qab | saado | xaal | xaalmari | ajoo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg