Shulshul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Laalaabka googaradaha haweenka, daahyada, darii-shadaha iyo albaabadu ay ku yeeshaan meesha dulaca laga geliyo. 2. Raamaha loo yeelo darfaha maryaha qaarkood ee lagu qurxiyo.
Shulshul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)1. Googarad, daah iwm laalaab u yeelid. 2. Maro darfaha faraq uga yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shulshul ↴
shulshulan | shulshulan | shulshulid | shulshulmid | shulshulnaan | shulshulnaansho | shushub | shushub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg