Sifo
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Sharraxa wax la sharxo. 2. Astan iwm oo wax gaar u leeyihiin.
Sifo
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-ooyin, m.l)(nax.) Guud ahaan waxaa sifo loo yaqaannaa dir faahfaahisa ama sifaysa dirta magaca, haseyeeshee waxaa jira afaf ka mid ah af-soomaaliga, oo dirta sifadu ay dhismo ahaan u dhaqanto sida falalka (eeg fal-sifo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sifo ↴
edebsami | bankarroor | bidci | bidcow | cirweyn | cudur-raagay | dulyeelo | duulduul | fal | fiic |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg