Siig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan.
Siigo*
Boodh iyo dhas dabaylo watta
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siig ↴
boodhar | boor | bus | dabayl | dhansiig | dhansiig | dhansiigid | dhasiig | dhasiig | dhasiigid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg