Silloon

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax dhaqan iyo dabci aan fiicnayn leh ahaansho. ld sillan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga silloon

abyan | basal | eynaad | maddooyaa | qabayaro | qaboyaro | sillan | sillanaan | sillanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg