Sokeeye

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dad xiriir wada dhalasho wadaaga; xigto; qaraabo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sokeeye

casabo | colguri | ehel | isbahaysi | isbahayso | qal | qareennimo | shisheeye | sokeeyennimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg