Soonfur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Bilaha dayaxa oo soomaalidu tirsato tooda tobnaad ee u dhexeysa soonqaad iyo sidataal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soonfur

waddac | shawaal | sidataal | soon | soonqaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg