Suul

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lal, m.l)

Farta weyn ee sacabka ama cagta ku taal.


Suul

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Wax dhammaasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suul

jaawi | jaawo | taako | afarsuulle | asuul | carsaanyo | daa'in | faragguuto | jurbi | mahdar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg