Suusuc

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.


Suusuc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Caano suusuc noqosho. ld suusac².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suusuc

suusac | suusaci | suusacid | suusacin | suusacsanaan | suusacsanaansho | suusacsasho | suusacso | suusuci |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg